Valitse kieli: 
Suomeksi 
Soomaali 
In English 
06.09.2010 05:58

“Ma Waxaanu Joognaa Meel Bilaa Rajo Ah

"Ma Waxaanu Joognaa Meel Bilaa Rajo Ah,?Waligayo Joogimayno" 16 Jir Doonaayay In uu ka Tahriibo Somaliland
May 12th, 2009


"Is-barbardhiga Odhaahdii Rayaale ee Arimaha Tahriibta Iyo Dareen-muuqaaleedka Dhacdadan oo ka dhacday Mid ka mid ah Kantaroolada Caasimada Somaliland ee Hargeysa" Akhri oo Qiimee Akhriste

Burco (Somaliland.org)-Waa hooyo 52 jir ah oo taagan kaantaroolka laga galo Magaalada Hargeysa ee Halleeya, waxa ay isha marinaysaa gaadhi kasta oo ka yimaada dhinaca gobolada bari waxanay baadi goobaysaa wiil ay dhashay oo 16 Jir ah, oo ka mid ah koox caruur ah oo ka soo baxsaday Magaalada Burco oo reerahoodu degenyihiin si ay uga tahriibaan Xeebaha u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti sida la sheegay.

Wejigeeda waxa ka muuqday Murugo indhaheedana waxa ku taagnaa ilmo dareen badan, waxay u muuqatay hooyo heshay war geeriyeed laga soo sheegay mid ka mid ah ubadkeeda, way adkayd in ay ka jawaabto su'aalo ay weydiinaayeen askarta kaantaroolka taagan oo waydiinaayay waxa ka lumay, hasa yeeshee qaar ka mid ah eheladeeda ayaa laga helaayay macluumaad la xidhiidha waxa ay raadinayso Hooyo Xaliimo muuse.

"Waxanu day dayaynaa wiil yar oo 16 Jir ah oo naga soo baxsaday oo doonaaya in uu tahriibo waxaanu raadinaynay laba Casho waxa aanu raadkiisa ku haynaa in uu gaadhi ka soo raacay Berbera waxa na loo sheegay in ay isaga iyo saaxiibadii u shiidaal qaateen dhinaca Xeebaha Jabuuti" Sidaasi waxa tidhi Mid ka mid ah eheladeeda oo ka waramaysay waxa ay raadinayaan

wakhti yar ka dib waxa lagu guuleystay in gacanta lagu dhigo Sadex wiil oo da, doodu u dhaxayso 16 Ilaa 18 Jir oo uu ka mid yahay Wiil keedu oo saaran mid ka mid ah Baabuurta u kala baxda Berbera Iyo Hargeysa, waxana laga Rogay Gaadhigii ay saarnaayeen waxana la saaray Gaadhi ay wateen eheladoodu oo day dayaayay

"Baryahanba waxa uu lahaa waan tahriibayaa hadii aad Meeshan iga kaxayn weydaan, waxaanu helay maanta Fursad in uu Baxsado kadib markuu helay lacag guriga taalay oo uu naga soo baxsaday laba cashabana waanu day dayaynay" Ayay Tidhi Hooyo Xaliimo oo warantay ka dib helitaanka Wiilkeeda

Dhalaankan ay ka dhicisoowday isku-daygooda Khatarta Badan lihi (Tahriibtu) ayaa u muuqday kuwo ka xumaaday guuldaraddooda, waxana wajiyadooda laga dheehan karaayay Murugo,"Waligiinba ma Kaantarooladaydu taagnaan doontaan, walaahinaanan joogayn Meeshan (Somaliland) Ma Waxaanu Joognaa Meel Bilaa Rajo Ah,?Waligayo Joogimayno
" Sidaasi waxa ku tiiraabay mid ka mid ah wiilasha goobta lagu qabtay

Kaliya Hooyo Xaliimo kuma koobna murugada Amuurtani leedahay hasayeeshee waxa tani xili walba ku dhacdaa Boqolaal dhigeed ah oo siyaabo kala duwan loogu soo wargeliyo in uu Tahriibay Mid ka mid ah Ubadkeeda, ama loo soo sheegaa goobta ay taalo raqda Geeridiisa oo lagu soo sheegay Xeebaha Liibiya Iyo Talyaaniga Ama lamadegaanka u Dhexeeya Dalalka Sudan Iyo Ethopia

Hasayeeshe Ka Hor intii aanaan dhacdadani kula kulmin Kantaroolka Hargeysa, waxa gaadhiga'aanu ku Safraynay kula wehelinaynay Xubno waalidiin ah oo ku daba jira dhalinyaro ay dhaleen oo ka soo baxsaday si ay u Tahriibaan, kuwaasi oo doonaayay in ay isu sii taagaan kantaroolada ku yaala Xuduudka Galbeed ee Somaliland la Leedahay Dalka Ethopia


Sidoo kale tani waxa ay u muuqataa masiibo qarnigan xanuunkeedu yaalo guri walba oo ku yaala Gobolada Somaliland oo dhan,

Kumanaan dhalinyaro Reer Somaliland ah ayaa sidoo kale ku qudh-baxay Suudal-dhaqaaqa Safarkan aan Sahanka lahayn, kaasi oo galaaftay kumanaan ka qalanjabiyay Dugsiyada Iyo Jaamacadaha Dalka

Amuuraha noocani ah ayaa dadku xiligan ku tilmaameen in ay tahay kaliya masiibada Qaran ee ka Jirta Somaliland, taasi oo ay dadka qaar ku sababeeyen in ay sababtay Camal, la'aanta baahsan ee haysata dhalinyarada Somaliland

Murugada Kuleyll-keeda Iyo Kalmadii Madaxweynaha

Inkasta oo dhadhanka odhaahdiisu u eekeyd mid ka murugaysan Tiiraanyada Xanuunka Badan ee ay arintani ku reebto walidiinta ubadkoodu tahriibaan, ayaa hadana dhinac kale marka laga eego waxay u muuqatay mid aan qancin Karin kumanaan qof oo is weydiinaaya kaalinta ay Xukuumada Rayaale ka qaadan karto joojinta Masiibadan qaran

"Waxaan dhalinyaradda Somaliland u soo jeedin lahaa in ay aaminaan dalkooda oo ay iska daayaan tahriibta, waalidkoodna waxaan odhan lahaa Lacagta aad ku tahriibisaan Meherad yar idinka oo ugu furan dhaami layd" Ayuu yidhi Madaxweyne Rayaale oo Todobaadkii la soo dhaafay shir-jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa


Inkasta oo tani tahay soo jeedin macquul ah hadiiba bilaa ay jiraan waalidiin Caruurtooda u qaban-qaabiya Safarkan Xun, lakiin ereybixinta soo jeedinta Madaxweynuhu waxay u muuqatay mid dheel dheel ah

Waxa ay tani ku tusaysaa in aanay xanuun badan ku haynin murugada ay ku seexdaan habeen walba Kumanaan ka mid ah dadka uu xukumaayay Mudo haatan ku dhow Todoba Sanadood

Dhinac kale hadii layska taago, waxa ay tani daaha ka faydaysaa jiritaan la'aanta siyaassad cad oo uu maamulkiisu ka leeyahay ka samatabixinta dhalaanka dhibta ay arintani leedahay,

Si kastaba Madaxweyne Rayaale hawla muuqatee, murugada Amuurtani waa mid la daris ah Guud ahaanba Somaliland, Xataa Qoysas ka mid ah Golihiisa Wassiirada

Foosi Saleebaan Aw-Bindhe
Somaliland.org Burco

E-Mail-foosi36@hotmail.com

 

Lisätty: 18.05.09

Rakaabkii Saarnaa Diyaarad Kamida Shirkada British Airways oo Khal Khal & Naxdin Ku Timi
Uutisoitu: 31.08.10, Lisätty: 31.08.10 11:35
Tyttö taisteli raiskaajaa vastaan Tampereella
Uutisoitu: 30.08.10, Lisätty: 30.08.10 18:48
Sadat lapset sairastuivat porkkanasta - myyjille vankeutta hovissa
Uutisoitu: 30.08.10, Lisätty: 30.08.10 18:39
Arsenal Iyo Chelsea Oo Dhulka Dhigay Blackburn Iyo Stoke City
Uutisoitu: 29.08.10, Lisätty: 29.08.10 15:52
Horyaalka Ingiriiska oo sii kululaday Chellesa oo 7 gool ku jiidhay Aston Villa
Uutisoitu: 28.03.10, Lisätty: 28.03.10 10:32
Kooxda Portsmouth oo ka ciyarta Premier League Ingiriiska oo xaraashaysa laacibiintii u ciyaari jirtay
Uutisoitu: 24.03.10, Lisätty: 24.03.10 23:32
Laacibka Rooney iyo laacibka Messi Ayaa U Tartamaya Laacibka Qaarada Yurub Ee Sanadka
Uutisoitu: 20.03.10, Lisätty: 20.03.10 15:26
Barnaamijyada Laanta Afka Somaaliga
Uutisoitu: 20.03.10, Lisätty: 20.03.10 11:09
Real Madrid oo ka Hadhay Tartanka Horyaalada Yurub
Uutisoitu: 12.03.10, Lisätty: 12.03.10 21:48
Manchester oo Mar Kale Cashir u Dhigay AC Milan
Uutisoitu: 12.03.10, Lisätty: 12.03.10 21:43
Inter Milan iyo Chelsea oo ku kulmaaya ciyaaraha horyaalka Europe caawa 24/02/2010
Uutisoitu: 24.02.10, Lisätty: 24.02.10 21:13
Xarun dhaqameed loogu magac daray Abwaan Hadraawi oo lagaga dhawaaqay Hargeysa
Uutisoitu: 20.02.10, Lisätty: 20.02.10 10:05
Horyaalka Kubadda Golf-ka Adduunka Tiger Woods Oo Raali Gelin Ka Bixiyey Gogol Dhaafkii Uu Sameeyey
Uutisoitu: 20.02.10, Lisätty: 20.02.10 09:23
C/Salaan Caddaay Oo Markii Ugu Horeysay U Saftay Kooxda Manchester City Ee Dalka Ingiriiska.
Uutisoitu: 10.02.10, Lisätty: 10.02.10 13:48
Ciyaaryahanka Caddaay iyo Wacdaraha Ciyaaraha Yurub
Uutisoitu: 03.11.09, Lisätty: 03.11.09 10:14
Poliisit, missä turvavyöt?
Uutisoitu: 22.10.09, Lisätty: 22.10.09 10:34
Nuori rattijuoppo ajoi kaiteeseen Espoossa
Uutisoitu: 27.08.09, Lisätty: 27.08.09 11:50
Jacksonin äiti sai lasten tilapäisen huoltajuuden
Uutisoitu: 22.07.09, Lisätty: 22.07.09 12:58
Huh, mitkä housut! (Obama)
Uutisoitu: 22.07.09, Lisätty: 22.07.09 12:52
Roope voitti 150 000
Uutisoitu: 09.06.09, Lisätty: 09.06.09 15:46
Hovioikeus pidensi hiv-miehen tuomiota
Uutisoitu: 05.06.09, Lisätty: 05.06.09 10:17
Cristiano Ronaldo jättämässä ManU:n?
Uutisoitu: 28.05.09, Lisätty: 28.05.09 11:52
Venäjä: Anton sai kansalaisuuden, koska asui Venäjällä!
Uutisoitu: 28.05.09, Lisätty: 28.05.09 11:50
Poliisi valvoo tehostetusti nuorten juopottelua
Uutisoitu: 25.05.09, Lisätty: 25.05.09 13:26
Alaikäisten viinaostokset kuriin tehovalvonnalla
Uutisoitu: 25.05.09, Lisätty: 25.05.09 13:25
Uhkauksista avioero
Uutisoitu: 22.05.09, Lisätty: 22.05.09 18:30
Missä on Aurora, 16?
Uutisoitu: 22.05.09, Lisätty: 22.05.09 18:24
Millaisia nuoria Eurooppa tarvitsee?
Uutisoitu: 18.05.09, Lisätty: 18.05.09 14:21
“Ma Waxaanu Joognaa Meel Bilaa Rajo Ah
Uutisoitu: 18.05.09, Lisätty: 18.05.09 10:38
Maahanmuuttovirasto on arvioinut Irakin turvallisuustilanteen uudelleen
Uutisoitu: 14.05.09, Lisätty: 14.05.09 12:03
Työttömyydestä on tullut nuorten miesten ongelma
Uutisoitu: 06.05.09, Lisätty: 06.05.09 19:22
Nuorten päihteiden käyttö vähentynyt
Uutisoitu: 04.05.09, Lisätty: 04.05.09 08:30
Kielitodistukset tarkistetaan jo ennen käsittelyä
Uutisoitu: 27.04.09, Lisätty: 27.04.09 09:24
Kansalaisuushakemusten jonotilannekatsaus, huhtikuu 2009
Uutisoitu: 27.04.09, Lisätty: 27.04.09 09:22
USA: Somalimerirosvot nuoria ja kokemattomia
Uutisoitu: 14.04.09, Lisätty: 14.04.09 13:06
Pääsiäisen menoliikenne vilkkaimmillaan illalla
Uutisoitu: 09.04.09, Lisätty: 09.04.09 08:10
Ministeri Holmlund: Maahanmuuttajanuorten hyvä kotoutuminen parantaa sisäistä turvallisuutta
Uutisoitu: 31.03.09, Lisätty: 31.03.09 11:06
200 vuotta sitten - Suomen kansalaisuuden juurilla
Uutisoitu: 30.03.09, Lisätty: 30.03.09 10:34
Putin-nuorten tiedotustilaisuus Finlandia-talossa peruttu
Uutisoitu: 30.03.09, Lisätty: 30.03.09 10:32
Maahanmuuttoviraston tilastoanalyysit ilmestyivät
Uutisoitu: 26.03.09, Lisätty: 26.03.09 08:47
Ainakin 17 kuollut lentoturmassa USA:ssa
Uutisoitu: 23.03.09, Lisätty: 23.03.09 08:27
MTV3: Katainen patistaa nuoria töihin
Uutisoitu: 16.03.09, Lisätty: 16.03.09 11:15
Xukuumadda Somaliland ayaa si kulul u cambaaraysay hadal dhawaan ka soo yeedhay dawladda Finland,
Uutisoitu: 16.03.09, Lisätty: 16.03.09 10:11
Maahanmuuttajat Helsingin rikkaus
Uutisoitu: 12.03.09, Lisätty: 12.03.09 13:43
Suomalaislaivasta löytyi kolme salamatkustajaa
Uutisoitu: 10.03.09, Lisätty: 10.03.09 12:24
Kadonnut 17-vuotias tyttö löytyi
Uutisoitu: 10.03.09, Lisätty: 10.03.09 12:20
Missä on Sonya, 17?
Uutisoitu: 09.03.09, Lisätty: 09.03.09 11:16
Suomeen lumikourusta nuorten MM-pronssia
Uutisoitu: 09.03.09, Lisätty: 09.03.09 11:10
Finland opened diplomatic relations with Djibouti
Uutisoitu: 04.03.09, Lisätty: 04.03.09 18:20
Nuorten riita päättyi puukoniskuihin Tampereella
Uutisoitu: 02.03.09, Lisätty: 02.03.09 14:50
Kansalaisuusilmoituspäätöksessä voi näkyä vanha nimi
Uutisoitu: 02.03.09, Lisätty: 02.03.09 12:11
Uhkausviesti pilasi koulupäivän
Uutisoitu: 26.02.09, Lisätty: 26.02.09 18:13
Poliisia epäillään sakkorahojen varastamisesta
Uutisoitu: 26.02.09, Lisätty: 26.02.09 18:10
3-vuotias tyttö eli kuin koira
Uutisoitu: 26.02.09, Lisätty: 26.02.09 18:09
Työntekijän oleskelulupahakemus kannattaa jättää ajoissa
Uutisoitu: 26.02.09, Lisätty: 26.02.09 08:59
Karkotukset mediassa sata vuotta sitten
Uutisoitu: 23.02.09, Lisätty: 23.02.09 10:58
Karkotettu somali: Somalimaa on kieltänyt jäämästä alueelleen
Uutisoitu: 17.02.09, Lisätty: 17.02.09 11:51
"Päivähoito on kriisiytymässä"
Uutisoitu: 10.02.09, Lisätty: 10.02.09 17:40
Kansalaisuushakemusten jonotilannekatsaus, helmikuu 2009
Uutisoitu: 09.02.09, Lisätty: 09.02.09 10:05
Nuorten maahanmuuttajien koulutustarve kasvaa
Uutisoitu: 05.02.09, Lisätty: 05.02.09 08:45
Lapsiasiavaltuutettu kiirehtii päihdeäitityöryhmän ehdotusten toimeenpanoa
Uutisoitu: 02.02.09, Lisätty: 02.02.09 15:22

Uutisoitu: 02.02.09, Lisätty: 02.02.09 15:19
Kansalaisuushakemusten jonotilannekatsaus, tammikuu 2009
Uutisoitu: 02.02.09, Lisätty: 02.02.09 15:14

Uutisoitu: 02.02.09, Lisätty: 02.02.09 15:14, muokattu: 02.02.09 15:16
Aseluvan Kauhajoella myöntäneelle poliisille syyte
Uutisoitu: 27.01.09, Lisätty: 27.01.09 18:49
Lastensa rahat kavaltaneelle äidille ehdollista
Uutisoitu: 27.01.09, Lisätty: 27.01.09 18:42
Saana Hyttinen paransi jälleen nuorten Suomen ennätyspisteitä
Uutisoitu: 26.01.09, Lisätty: 26.01.09 09:41
Kansalaisuushakemusten käsittely nopeutuu
Uutisoitu: 22.01.09, Lisätty: 22.01.09 18:16
Maahanmuuttajille töitä Yhteisvastuukeräyksellä
Uutisoitu: 22.01.09, Lisätty: 22.01.09 17:44
11-vuotiaat helsinkiläiset
Uutisoitu: 21.01.09, Lisätty: 21.01.09 14:17
Tiedote 2/2009
Uutisoitu: 21.01.09, Lisätty: 21.01.09 11:43, muokattu: 21.01.09 11:44
Saana Hyttiselle myös nuorten pisteiden Suomen ennätys
Uutisoitu: 19.01.09, Lisätty: 19.01.09 12:36
Maahanmuuttajat pitävät Suomen siistinä
Uutisoitu: 15.01.09, Lisätty: 15.01.09 09:18
Pikkulasten ruokavalio edelleen huonolla tolalla
Uutisoitu: 14.01.09, Lisätty: 14.01.09 18:16
Sosiaali- ja terveysalalle valmistava koulutus maahanmuuttajille (soteVALMA)
Uutisoitu: 12.01.09, Lisätty: 12.01.09 09:57, muokattu: 12.01.09 09:57
Nuorten MM: Suomen toivo mureni voittomaalikilpailuun
Uutisoitu: 12.01.09, Lisätty: 12.01.09 09:49
Nuori suomalaismiljonääri kuoli Thaimaassa
Uutisoitu: 08.01.09, Lisätty: 08.01.09 10:05
Nuorisojoukko nujakoi poliisin kanssa Vantaalla
Uutisoitu: 05.01.09, Lisätty: 05.01.09 13:10
Nuori, taisi mennä tämäkin uutinen ohi
Uutisoitu: 11.8.2008, Lisätty: 05.01.09 12:14, muokattu: 05.01.09 12:15
Nuoret hyökkäsivät vartijan kimppuun metroasemalla
Uutisoitu: 03.01.09, Lisätty: 04.01.09 16:07
Nuoret hyökkäsivät maahanmuuttajien kimppuun
Uutisoitu: 02.01.09, Lisätty: 04.01.09 16:07
Ryöstäjät uhkasivat myyjää veitsellä Lahdessa
Uutisoitu: 03.01.09, Lisätty: 03.01.09 12:51
Nuorten MM: Venäjä kuritti Suomen puolustusta
Uutisoitu: 30.12.08, Lisätty: 30.12.08 18:31, muokattu: 31.12.08 08:46
Kaksi nuorta somalimiestä karkotetaan
Uutisoitu: 23.12.08, Lisätty: 29.12.08 09:03, muokattu: 29.12.08 09:04
12-vuotias tyttö pelasti sisaruksensa
Uutisoitu: 22.12.08, Lisätty: 29.12.08 09:02
Nuorten miesten mielenterveys syyniin jo ennen kutsuntoja
Uutisoitu: 22.12.08, Lisätty: 29.12.08 09:00
Nuorten huumeiden käyttö ja autovarkaudet vähenivät
Uutisoitu: 11.11.08, Lisätty: 23.12.08 10:27
Monikulttuurisuus
Uutisoitu: 19.12.08, Lisätty: 19.12.08 10:13
Lasten ja nuorten hyvinvointia tutkitaan Suomen Akatemian tuella
Uutisoitu: 17.12.08, Lisätty: 17.12.08 08:53, muokattu: 17.12.08 08:53
Teini-ikäisten masennus lisää nuorten päihdeongelmia
Uutisoitu: 21.10.08, Lisätty: 10.12.08 14:26
Nuorten alkoholinkäyttö lisääntynyt
Uutisoitu: 27.09.08, Lisätty: 10.12.08 14:25
Nuorten aikuisten mielialahäiriöt lisääntyneet selvästi
Uutisoitu: 12.10.08, Lisätty: 10.12.08 14:24
Nuorten huumekuolemat lisääntyneet
Uutisoitu: 28.10.08, Lisätty: 10.12.08 14:21
Perhesidehakemusten määrä kasvoi vuonna 2007 lähes kolminkertaiseksi
Lisätty: 10.12.08 12:10
© 2008 Suomen Somaliland kehitys ja integraatio rySivut: www.nettikari.fi